Hal Arin Oo De Ligt U Dhawaneysa In Uu Ku Biiro Bayern Munich.

0
173

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daafaca Juventus ee De Ligt ayaa ogalaaday in mushaarkiisa uu dhimo si uu ugu biiro kooxda Bayern Munich

De Ligt ayaa  aad loola xariirinayaa in xagaagaan uu ka tagayo Juve xilli la ogsoon yahay in Chelsea ay baadi goobeyso laacibkaas .

Munich ayaa haatan la xusayaa in si dhab ah ugu dhaw yihiin saxiixa laacibkaas De Ligt .

Wargeyska Bild ayaa qoraya in De Ligt uu si fog uu u doonayo in uu baxo kuna biiro Juve inta suuqa xagaaga uu furan yahay

Sababta fududeyneysa in De Ligt ku biiro Munich ayaa ah isaga oo ogalaaday in uu hoos u dhigo mushaarkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here