Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo ka hadlay halista Cudurka TB-DA.

0
149

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka TBda waa cudurku dhici kara carruur iyo dadka waaweyn waana cudur dawadiisa la heli karo balse u baahan baaritaano iyo in lala xiriiro xarumaha caafimaadka ee dowlada ama hey’addaha ay gacanta ku hayaan C/qaadir Aaddan Max’d oo bartay Cilmiga caafimaadka ayaa sharxaya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here