Dabbaal Degga Maalinta Labaad Ee Ciidda Carafo oo Laga Dareemayo Jowhar.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maanta waa maalintii labaad ee Ciidda Carafo, waxaa si weyn looga ciidayaa CaasimaddaHirshabeell ee Jowhar iyo guud ahaan dalka, waxaana magaalooyinka wadanka ka socda munaasabado waaweyn oo loogu dabaal degayo farxadda Ciidda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here