Arsenal Oo Maanta Bilaaban Doonta Kulamada Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub.

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Arsenal ayaa maanta bilaaban doonta kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub iyada oo la ciyaari doonta kooxda reer Germany ee Nuremberg.

Kulanka oo ka dhici doona garoonka Max-Morlock-Stadion ayaa soo gali doona 6:30 saacada geeska Africa iyada oo Arsenal halkaas ku bilaaban doonto kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here