Man United Oo Shaacisay Lambarka Uu Tyrell Malacia U Xidhan Doono Kooxda

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Man United ayaa shaacisay in xiddigeeda cusub ee Tyrell Malacia uu u xidhan doono Kooxda No.12 wixii ka dambeeya xilli ciyaareedkan.

Xiddiga Tyrell Malacia ayaa noqday saxiixii ugu horeeyay ee ay samayso kooxda Man United suuqa kala iibsiga xagaagan kadib markii ay kala soo wareegtay kooxda Feyenoord.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here