Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Eritrea

0
162

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa yeellan doona wada-hadallo dhinacyo badan taabanaya, iyaga oo si gaar ah u lafo-guri doona xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu xafiiska yimid bilaabay safarro dalka dibaddiisa ah kuwaasi oo looga dan leeyahay xoojinta iskaashiga ay Soomaaliya la leedahay caalamka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here