Madaxda dowladda oo Salaadda Ciida dadweynaha kula tukaday Masjidka Cali Jimcaale

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda kale ee Dowladda ayaa saakay Salaadda Ciidda shacabka reer Muqdisho kula tukaday Masaajidka Cali Jimcaale oo dhawaan laga dhisay Muqdisho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here