Twitterka oo maalin kasta tirtiraya illaa hal million oo ‘account’ oo been abuura.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuuliyiinta sarsare ee shirkadda Twitter-ka ayaa sheegay Khamiistii maanta ahayd in ay meesha ka saarayaan in ka badan 1 milyan oo ah akawno been abuur ah (spam accounts) maalin kasta.

Tallaabadan ayaa ku soo aadaysa, ka dib dhaleecayn xooggan oo uga timi maalqabeenka Elon Musk oo doonaya inuu si rasmi ah u dhamaystiro heshiiskiisa uu ku iibsanayo shirkadda Twitterka hase ahaatee wuxuu ka biyo diidsan yahay tirada akawnada been abuurka ah ee shirkadda u diiwaan gashan, wuxuuna doonayaa in tiradaas wax laga qabto.

Elon Musk oo ku cadaadinaya maamulka sare ee shabakadda Twitterka inay Meesha ka saaraan akawanada been abuurka ah, ayaa ku hanjabay inuu hakinayo inuu dhamaystiro heshiiska iibka ee ku

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here