Arsenal Oo Isaga Hadhay Baacsiga Lisandro Martinez, Badalkiisa Oo Ay Qiimo Jaban Ku Helayaan Ayay Doonayaan.

0
147

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Kooxd Arsenal ayaa isku diyaarinaysa in ay u dhaqaaqdo badalka xiddiga Lisandro Martinez hadii ay ku fashilmaan saxiixa daafaca reer Argentine.

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayso saxiixa daafaca kooxda Benfica ee Alex Grimaldo sida ay sheegayaan wararku.

Xiddiga 26 jirka ah ayaa la sheegayaa in lagu heli karo 6 milyan oo euro xagaagan iyada oo kooxo badan oo reer yurub ah doonayaan saxiixiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here