Dal kuyaalla Koonfurta Amerika oo Codsi Diplomaasiyadeed u soo dirtay Soomaaliya.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku Simaha Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Itoobiya  ahna u qaybsanaha safaaradda Soomaaliya ee Midowga Africa iyo Hay’adda dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee UNECA Shaafici Nuur Calas Faarax ayaa xarunta Safaaradda ee Magaalada Addis Ababa ku qaabilay xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Chile (Jilli) Ambassador Alex Wetzig iyo danjiraha Safaaradda Jamhuuriyadda Chile (Jilli) ee dalka Itoobiya Ambassador Fernando Zalaquett.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here