Wasaaradda Gar-gaarka Hirshabeelle oo lawareegtay Dooman looga qeyb qaadan doono Gurmadka Fatahaadaha.

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Doomanka ayaa dhawaan waxaa la geeyay magaalada beledweyne iyado hadana dooman kale lagu wareejiyay xafiiska degmada Jowhar kuwaasi oo adeegsan doono gurmadka xiliyada fatahadaha ay jiraan.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here