Roobab kada,ay Jowhar oo saameyn Kuyeeshay Ganacsiga Waratada ah ee Magaalada Jowhar.

0
165

Ganacsatada Waratada ah ee Magaalada Jowhar ayaa  waxaa saameyn xooggan ku yeeshay Roobabkii Todobaadkaan Kada,ay Magaalada Jowhar waxaana ay Joojiyaan Maalmahaan in ay ku Ganacsadaan Goobihii ay ku ganacsan Jireen.

Axmed Shiikh  Maxamed Nuur oo Kamid ah Ganacsatada Waratada ah ee Jowhar ayaa Radio Isnaay uga Warbixiyay Saameynta uu kuyeeshay Roobka isagoo sidoo kale Ganacsatada Jowhar ugu baaqay sidii la isaga kaashan lahaa Dhismaha Wadada Dhexmarta Suuqa Xaafadda Hanti-Wadaag ee Magaalada Jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here