Maamulka  Tuulada Xudur Ciise oo Sheegay in Cuduro ay Kadilaaceen Tuuladaasi.

0
98

Guddoomiyaha Tuuladaa Xudur Ciise Xasan Muxumed Abuukar ayaa sheegay in Cudurka Shuban biyoodka oo Kadilaacay Tuuladaasi Islamarkaana ay Jiraan Caruur Xilligaan Lajiifta Cudurkaasi Gudaha Tuulada Islamarkaana ay sameeyeen Gargaar ku aadan Sidii loo joojin lahaa Cudurka Shuban biyoodka waxaana uu Bulshada iyo Maamulka ugu baaqay in Gurmad Dawo ah la gaarsiiyo Dadka kudhibaateeysan Tuuladaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here