WARBIXIN: Kooxaha Lacagta Ugu Badan Suuqa Galiyay Premier League Ilaa Haatan Suuqa Xagaaga.

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa kaliya furnaa muddo bil ka yar laakiin kooxaha premier League ayaa durba suuqa si fiican u galay iyaga oo doonaya in ay xoojiyaan kooxohooda.

Kooxaha premier League ayaa doonaya in ay sameeyaan saxiixyada ay aaminsanyihiin in ay xoojin doonaan kooxooda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Kooxda Tottenham ayaa ilaa haatan ah kooxda lacagta ugu badan galisay suuqa xagaaga iyaga oo sameeyay 4 saxiix isla markaas kula soo saxiixday lacag dhan 95 milyan oo euro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here