Man United Oo Xiddig Horay Ugu Fashilmay Arsenal U Calaamadsatay Badalka Cristiano Ronaldo

0
162

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa xiddiga Bayern Munich Serge Gnabry, kaasoo bedeli kara Cristiano Ronaldo ka dib markii uu xiddigu dalbaday inuu ka tago Old Trafford.

Sabtidii ayaa la sheegay in Ronaldo uu ku wargaliyay United in uu doonayo in uu isaga tago kooxda sababo la xidhiidha rabitaankiisa ah in uu ka sii ciyaaro champions League waxana uu ka codsaday Erik ten Hag in ay iska iibiyaan hadii dalab la aqbali karo u yimaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here