Virgil van Dijk-ka Cusub Ee Liverpool Oo Helaya Fursaddii Uu Isku Muujin Lahaa.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Liverpool ayay ciyaartoydeedu kusoo laabanayaan tababarka usbuucan si ay iskugu diyaariyaan xilli ciyaareedka dambe ee 2022/23 oo uu sugayo dagaal adag oo ay u galaan tartamada oodhan, kaddib markii ay kooxaha horyaalka Premier League si aad ah iskugu adkeeyeen.

Jurgen Klopp iyo shaqaalihiisa tababarka ayaa la filayaa inay sameeyaan tijaabooyin qaab ciyaareedka iyo kartida ciyaartoyda ah inta ay ku jiraan tababarka is-diyaarinta iyo sidoo kale kulamada saaxiibtinimo ee loogu diyaar-garoobayo xilli ciyaareedka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here