Wasiirka Qorshaynta oo kulan la qaatay Wakiilka Heya’adda UNICEF ee Soomaliya.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Asad Yusuf Qanyare ayaa kulan la qaatay Wakiilka UNICEF u qaabilsan Soomaaliya, Wafaa ElFadil Saeed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here