Hooyooyinka Jowhar oo loogu Baaqay in ay Ilaaliyan Waqtiga Naas-nuujinta Ubadka.

0
179

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Caanaha naaska hooyada waxey qeyb muhiim ah ka qaataan koriimada cunuga yar,kaas oo ka ilaaliyo cudurro baddan oo cunuga ku dhici lahaa sida ay sheegtay Drs nimco siciid oo ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here