Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Hirshabeelle Mahad Hassan osmaan ayaa sheegay in uu gudoomiyaasha gobollada Hiraan iyo Shabeellaha dhexe uu ku amray in aan la qaban xafladaha xorriyada sababo la xiriira abaaraha ka jira dalka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.