Wasaaradda Tamarta Hirshabeelle oo Jowhar ka Daahfurtay Aqoon Isweydaarsi.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Aqoon isweeydaarsigan oo  ay kasoo qeyb galeen in ka baddan 50 ruux oo isgu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada jowhar ayaa looga hadlayay guud ahaan nadaafadda biyaha gaar ahaan ceelasha ay cabaan barakacayaasha iyo tuulooyinka si kor loogu qaado nadaafadda biyaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here