Waxgaradka Tuulada Banaaneey ee Jowhar oo Walaac Ka Muujiyay Biyo Yarida Wabiga Shabeelle.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wabiga shabeelle ayaa guray iyado beeraleyda sanadkan tacabkooda uu wajahaayo mid aad u liita waxa ayna walaac ka muujiyay sii wadista beerashada dalagyada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya: – Cabdiwali Axmed Hilolwe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here