Leroy Sane Ma Siin Doonaa Sadio Mane No.10-ka Bayern Munich?

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Leroy Sane ayaa doonaya in uu Sadio Mane u dhiibo maaliyada No 10 ee kooxda Bayern Munich kadib markii uu weeraryahanku kaga soo biiray Liverpool bilowgii todobaadkan.

Waxa hadalkan yidhi aabaha Sane kaas oo ka hadlay ku biirista Mane ee kooxda Bayern Munich.

Xiddiga reer Germany ee Sane ayaa Lambarka No.10 la siiyay markii uu Bayern kaga soo biiray kooxda Man City sanadkii 2020.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here