Cristiano Ronaldo Oo Dadka Ku Dhaw U Sheegay Halka Waddo Ee Uu Uga Tagi Doono Man United Xagaagan.

0
148

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Xiddiga kooxda Man United ee Cristiano Ronaldo ayaa dadka ku dhaw u sheegay in uu diyaar u yahay in uu isaga tago kooxda Man United suuqa xagaagan.

Cristiano Ronaldo Ayaa Man United kula jira heshiis hal sano ah waxana la filayay in uu sii joogo kooxda Man United xilli ciyaareedka cusub.

Laakiin go’aanka Cristiano Ronaldo ayaa is badali kara waliba xiddiga ayaa isaga tagi kara suuqa kala iibsiga xagaaga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here