Maamulka Gobalka Shabeellaha dhexe oo Deeq Raashiin ah gaarsiiyay Qooysaska ay Saameysay Abaaraha.

0
142

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa Deeq Raashiin ah u qeybiyey Dadka danta yar ee ay saameysay Abaarta ka jirta Gobolka Shabellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilolwe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here