Madaxweyne Xasan Sheekh oo laga helay xanuunka COVID-19.

0
143

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in laga helay xanuunka COVID-19 qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka, waxana uu ku sheegay inuusan dareemeyn calaamado kale oo caafimaad darro ah, isla markaana uu sii wadi doono shaqada uu u hayo qaranka iyo shacabka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here