Ninka ugu Caansan barta Tiktok oo kasbaday Malaayin qofood.

0
131
Kiev, Ukraine - October 17, 2012 - A logotype collection of well-known social media brand's printed on paper. Include Facebook, YouTube, Twitter, Google Plus, Instagram, Vimeo, Flickr, Myspace, Tumblr, Livejournal, Foursquare and more other logos.

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddiga reer Senegal ee TikTok, Khaby Lame ayaa hadda ah qofka ugu saaxibada ama followers-ka badan TikToker adduunka oo dhan.

22-jirkan ayay ku xiran yihiin dadka ugu badan TikTok isagoon wax kelmad ah dhihin, wuxuu dhaafay gabadha markii hore ku jirtay kaalinta koobaad oo la yirahdo Charli D’Amelio.

Lame wuxuu hadda haysta 142.8 malyan oo qof oo ku xiran bartiisa TikTok, marka la barbar dhigo D’Amelio oo hayasta 142.3 malyan.

Bishii Noofambar 2020, D’Amelio wuxuu noqotay qofkii ugu horreeyay ee TikTok isticmaala ee hela 100 malyan oo qof oo ku xiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here