DEG-DEG: Arsenal & Man City Oo Ka Heshiiyay Saxiixa Gabriel Jesus.

0
99

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Arsenal ayaa heshiis afka ah la gaartay Man City si ay ula saxiixato weeraryahanka Gabriel Jesus sida laga soo xigtay saxafiga Ben Jacobs.

Xiddiga reer Brazil ayaa ah bartilmaameedka ugu sareeya ee Gunners kuwaas oo doonaya in ay ku buuxiyaan booska ay ka bexeen xiddigaha Pierre-Emerick Aubameyang & Alexandre Lacazette.

Jesus ayuu 12 bilood oo kaliya uga dhimanyahay heshiiskiisa Man City laakiin Man City ayaa doonaysa in ay xiddiga ku iibiso lacag dhan 50 milyan oo euro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here