Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii xoogeysanaya xaaladaha nafaqa darro iyo Abaarta kajirta degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, taas oo saameysay dad iyo Duunyo, iyada oo Carruur dhowr ah ay u geeriyoodeen.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.