Man United Oo Ku Dhaw Saxiixeedii Ugu Horeeyay Ee Suuqa Xagaaga.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Man United ayaa ku sii dhawaanaysa saxiixa xiddiga xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Ajax ee Antony sida ay sheegayaan wararku.

Sida laga soo xigtay The Sun, Masuuliyiin ka socda Man United ayaa u duulay magaalada Amsterdam maanta oo Salaasa ah si ay u dhamaystiraan saxiixa xiddiga reer Brazil.

Ajax ayaa Man United u sheegtay in ay bixiso lacag dhan 40 milyan oo euro si ay u hesho saxiixa xiddiga reer Brazil inta lagu jiro suuqa xagaaga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here