Cristiano Ronaldo Oo Go’aan Kama Dambays Ah Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Man United.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa in uuna doonayn in uu isaga tago kooxda Man United inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan inkasta oo ay dhawaanahan jireen warar xan ah oo ku saabsan xiddiga reer Portugal.

Xiddiga 37 jirka ah ayaa dhaliyay 24 gool sidoo kale caawiyey 3 kale 38 kulan oo uu u ciyaaray Man United xilli ciyaareedkii dhamaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here