Jowhar – ( Radio isnaay ) – Qaar ka mid ah gargaarayaasha caafimaadka ee ka howlgalo magaalada jowhar ayaa gaaf wareegayaa xaafadaha magaalada jowhar kuwaas oo koox koox u socda
Waxaana ka jira tuulooyin jowhar hoos yimaada iyo xaafaddaha jowhar in cudurka shubanka uu ka dilaacay taasi oo la keenayay cisbitaalka gobolka sh/dhexe
Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.