Hirshabeelle oo Dalka Kenya kaga qeyb gashay shir ku saabsan Abaaraha.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa maalintii sedexaad kulan uga socdaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya shir ay leeyihiin Wasiirada Arrimaha Gargaarka heer Federaal & heer Dowlad Goboleed iyo Hay’adaha African Development Bank , Urur Goboleedka IGAD iyo Hayadda Save the Children Somalia.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here