Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Haweenka gobolka shabeellaha dhexe oo kulan ku yeeshay magaalada jowhar ayaa bulshada iyo hey’adaha bixiya gar gaarka ugu baaqay in dadka loo gurmado.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo cali Ibraahim.