Qoysas ay abaaruhu saameeyeen oo biyo dhaamin loogu sameeyay Gobolka Mudug.

0
147

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa gurmad biyo dhaamin ah u sameeysay qoysas ay abaaruhu saameeyeen, kuwaasi oo xaalad biyo la’aaneed ay ku heysatay deegaannada Bandar-Sheekh iyo Buq qalooc oo ka mida deegaannada fog fog ee ku yaala Waqooyi bari ee Gobalka Mudug.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here