Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye kuxigeenka 2aad Barlamaanka Hirshabelle Mudane Mahad Hassan osman ayaa daahfuray imtaxaanka shahaadiga dugsiga dhexe fasalkiisa 8aad oo ka qabsoomay dhamaan intabadan degmooyiinka Dowlada Hirshabelle.