Qiimaha shidaalka oo cirka isku shareeray dalka Maraykanka.

0
146

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Qiimaha shidaalka lagu shubto gaadiidka ayaa haatan maraya halkii ugu sarraysay ee uu gaadho dalka Maraykanka, iyada oo toddobaadkan lagu iibinayey halkii gallon ee shidaal ah in ka badan $5. Halka US Gallon ayaa u dhigma 3.78 litter, waxaana qiimaha shidaalka ee halka litir uu noqonayaa illaa $1.33 dollar.

Dalka Maraykanka, Qiimaha shidaalka ayaa haatan noqday mid isbed-beddela, oo aan meel fadhiyin. Joseph Pierre oo ku nool gobolka New York ayaa sheegay in gaadhigiisa oo uu markii hore ku buuxsan jiray $25 uu haatan ku buuxsado $40 illaa $45 dollar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here