Dhimasho Iyo dhaawac ka dhashay Shil gaari oo ka dhacay Degmada Cadalle.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Inta la xaqiijiyay Saddex Ruux ayaa geeriyootay 12 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib shil gaari oo ka dhacay duleedka degmada Cadalle oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here