Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ka qeyb qataan Nabadda iyo Horumarka dalka.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudiga  duubab –plaz  oo ka dhisan magaalada jowhar ,waxaa ka mid ah haween,dhalinyarro wiilal iyo gabdho isgu jiro kuwaas oo ka qeyb qaata xilliyadda xalinta qilaafaadka ka jira jowhar ,waxeey gogol xaar u tahay in dhamaan bulshadii ka wada qeyb qaadankaraan nabadda dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here