Man United Oo Barcelona Kula Biirtay Tartanka Badalka Darwin Nunez.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Manchester United ayaa diyaar u ah inay kula biirto kooxaha Barcelona iyo Chelsea tartanka loogu jiro weeraryahanka ay doonayaan Robert Lewandowski ka dib markii lagu garaacay saxiixa Darwin Nunez.

Tababaraha Cusub ee Erik Ten Hag ayaa doonaya in uu xoojiyo weerarkiisa ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub waxana uu bartilmaameed ka dhigtay Nunez.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here