QM oo caawisay in ka badan 350,000 oo qof oo ay soo food saartay abaaro ba’an oo ka jira Soomaaliya.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM) ayaa Jimcihii codsatay 66 milyan oo Doollarka Mareykanka ah si loo gaarsiiyo in ka badan 1.25 milyan oo qof oo Soomaaliya ku nool gargaar bini’aadantinimo marka la gaaro Febraayo 2023.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here