Rafael van der Vaart Oo Frenkie de Jong Fariin Uga Diray Ku Biirista Man United.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Rafael van der Vaart ayaa ku booriyay Frenkie de Jong inuu ku biiro Manchester United, iyadoo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona loo sheegay u dhaqaaqista Old Trafford inay tahay mid ku habboon isaga.

Erik ten Hag ayaa doonaya in uu xiddigiisii hore ee Ajax kula midoobo Man United xilli uu doonayo in uu dib u dhis ku sameeyo koxdiisa ka hor xilli ciyaareedka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here