Tchouameni, Haaland, Rudiger & Saxiixyada Ugu Waaweyn Ee Ilaa Haatan La Dhamaystiray.

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inkasta oo uuna suuqa kala iibsiga xagaagu si Rasmi ah u furmin hadana waxa haatanba jira saxiixyo la dhamaystiray isla markaas lagu dhawaaqay.

Kooxaha ayaa dhamaystiri kara saxiixyada xiddigaha ay doonayaan xagaaga laakiin xiddiga ayaa si Rasmi ah u noqon doona xiddig ka tirsan kooxda 1 bisha July ee soo socota.

Hadaba kooxda.com ayaa si Update ah halkan ugu soo bandhigi doonta saxiixyada waaweyn ee ilaa haatan la dhamaystiray suuqa kala iibsiga xagaaga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here