Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Baaq loo diray.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mid ka mid ah qabiirada beeraha ayaa ugu baaqay beeraleeyda uu maro wabiga shabeelle inaay agagaarka wabiga  aysan ku dhigin geed miroodka madaama xididada ay soo jiitaan biyaha taasina ay sabab u noqon karto in buurarka kanaalka ay jilicsanaadaan sidaasna ay saameen ugu yeelato in wabiga  uu  karkaarada jabsado.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here