Madaxweynaha Galmudug oo shaaciyay in Heshiis laga gaaray dhismaha Gollaha deegaanka Cadaado.

0
176

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo ku sugan Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in la bilaabayo dhawaan dhismaha Golaha degaanka Magaalada oo kamid ah Magaalooyinkii ugu horreeyay ee yeesha Golle degaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here