DEG-DEG: Liverpool Oo Dalab Waali Ah Ka Gudbisay Darwin Nunez.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inkasta oo xilli ciyaareedku dhamaday wax ka yar 2 todobaad ka hor, Liverpool ayaa haatanba bilowday xoojinta kooxda.

Iyada oo filaysa in uu Sadio Mane ka tago kooxda Liverpool ayaa bilowday in ay raadiso badalkiisa.

Reds ayaa lala xidhiidhinayaa xiddigaha Christian Pulisic, Ousmane Dembele, & Harry Kane laakiin xiddiga Darwin Nunez ayaa ah dookha 1-aad ee Jurgen Klopp.

Wargayska The Times ayaa sheegay in ay Liverpool doonayso saxiixa xiddiga Benfica laakiin waxa uu sheegay in ayna Liverpool lacag walba kula saxiixan doonin xiddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here