Gabar Qoraa Soomaliyeed ah oo soo Bandhigtay Buugg la magacbaxay Noole dilan.

0
249

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Safiyo Qaliif Cumar waa gabar soomalaiyeed oo ku nool Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxeey dhawaan magaalada muqdisho ku soo bandhigtay buuggii sedexaad ee ay qorto waa gabar gashaanti ah waana bug ay kasoo qeyb galaan dadweyne aad u farabadan oo la dhacay magaca buuga iyo muhimada uu leeyhay.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here