Barnaamijka Wada-tashiga Bulshada ee Hanaanka Horumarinta Degmada oo laga daah-furay Warshiikh.

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowlaha Hoose ee Hirshabelle iyo Dowladda Hoose ee Degmada Warshiikh ayaa  si wadajir ah uga daah-furay Degmada Warshiikh barnaamijka Wada-tashiga Bulshada ee Hanaanka Horumarinta Degmada ee loo yaqaano (District Development Framework -DDF-) iyadoone si rasmi ah uu daah-furay guddoomiyaha Degmada Warshiikh Mudane Xasan Maxamed Axmed -Darafey.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here