QM oo sheegtay in 213,000 oo Qof ay halis ugu jiraan inay Soomaaliya ugu geeriyoodaan Abaar.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaramada Midoobay ayaa ka digtay dib u dhaca ka jawaabida looga hortagayo macluusha ka jirta Soomaaliya, iyadoo in ka badan 200,000 oo qof ay qarka u saaran yihiin inay u dhintaan macluul.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here