Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa looga hadlayay sidii loo kordhin lahaa waxbarashada Ardayda dhigta Dugsiga Shiikh Maxamed ee magaalada Beledweyne waxaana loogu baaqay in Horumariyaan Waxabarashada Deegaanka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.