Jowhar (Radio Isnaay) Maamulka degmada Mahadaay ayaa deeq gargaar a gaarsiiyay qaar kamid ah dadka Abaaraha ay saameeyeen iyadoona dadka gargaarka lagaarsiiyay ay dalbadeen in la kordhiyo gargaarka maadama aysan ku filneyn deeqdan lagaarsiiyay.
Warbixinta Waxaa Soojeedineyso:- Xaliimo Calib Ibraahim